Waa waalanyahay caadi maaha ama waa layaab
Haduu qof ku dheho ha moodin in uu ku maagay ee waxaad samaysay wax uu layaabay oo isagu samaynkarin ama uusan u bareeri karin
Dadka qaar ayaa aaminsan hadii qofka layiraahdo waa waalanyahay caadi maaha ama waa layaab in ay waxkasiyihiin.
Balse dadka ilaahay waa uu kala duway waana sida faraha oo kaleeto masina sidaa awgeed waxaa jira qof walba hibo ama wax hidoraaca oo ugaara ,waxaasi oo ay dadka kale samayn karin isaga marka uu sameeyana waa ay layaabaan.
Dadka aduunka kunool waxa ay leeyihiin dhaqamo kala duwan oo mid waliba gaar layahay .
Dalalka aduunka ugu dhaqamada layaabka badan waxaa kamida hindiya oo ay kunoolyihiin dad aad u fara badan .
Dadka somaliya ayaa ah dad isku diin isku dhaqan isku midab isku af ah waana dad isjecel oo ah dad wanwanaagdan sidookale waa dad kucaan baxay martisoorka .
Dadka somaliyeed ayaa waxa lagu tiriya dadka ugu ilbaxsan afrika maadaama ay deganyihiin meel istaraatiiji ah oo ay ku kulmaan umado badan .
Waxkasta waxaa ka wacan in dhaqankaaga uusan wax u dhimayn diintaada waana inaad qaadan dadkale dhaqankood oo aadan garanayn adoo aanaan wax micne ah u garanayn .
Waa qalinkii :::: maxamed amiin somali
No comments:
Post a Comment