JIDA(CYN)Wararka aanu ka helayno warbahinta Dalka Sacuudiga ayaa sheegaysa inay mid ka mid ah xujeda calooshiisa ka heleen maqas.
kaas oo ka yaabiyay shaqalaha amaanka xajkaDhacdadan oo la ayaab noqtay ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha Boqor Cabdal-Caziiz ee magaalada Jiddah markii nin u dhashay dalka Nigeria oo baaritaan caafimaad iyo mid amni la marayay laga helay calooshiisa maqas.aad u dheerMaamulaha Xarunta kormeerka caafimaadka ee Garoonka Boqor Cabdal-Caziiz ee magalada Jiddah Cabdul-Qani Al-Maaliki ayaa warbaahintau sheegay in hay’adaha amaanka ay soo gudbiyeen in markii (SC) la marinayay in ninkan ay calooshiisa ku jirto maqasSida sawirka ka (SC) ayaa la saaray taasoo si nadiif ah u soo muujisay maqaska ninkaani calooshiisa ku jirtay.
Hay’adaha amaanka ayaa shaki badan ka muujiyay in ninkaani wato walxaha qarxaha laakiin markii ay hay’adaha caafimaadka ku wareejiyeen la ogaaday inuu maqas uu ku jiro calooshiisa.
Ugu danbeyn ninka u dhashay dalka nageria ee maqaska laga dhex helay ayaa markii la wareystay wuxuu sheegayin 15 sano ka hor qaliin lagu sameeyay ay la tahay darteed ay la tahay in lagu dhex hilmaamay calooshiisa maqaska .
Wuxuu si weyn u beeniyay inuu wax ka ogaa in jirkiisu ku jiro biro xiligi uu soo aadayay Dalka Sacuudiga si uu u guto acmaasha xajka ee muslimiinta laga rabo qofkii awoodaBalse tani waxay kuu cadaynaysaa in bulshada ku nool qaarada Africa aanay helin dhakhaatiir aqoon leh oo xaaladooda cafimaad la tacaasha bulshada Africa

Waa dhacdo layaab leh
ReplyDelete