Sunayaasha Soomka Maxaa ka mid ah : Inaad Ku dedaasho Sadaqada Bishan Barakaysan :Rasuulku csw waxa uu ahaa ka ugu Sadaqa Bixin badan Dadka, Bishana si gaar ah ayuu ugu dedaali jiray Sadaqada , Hadaba Walaal Sadaqada Bishani waxay leedahay Faa'idooyin Gaar ah oo ay ka mid tahay : 1) In ay ka Fadli badan tahay Sadaqada Bilaha kale la bixiyo Waqtiga Barakaysan ee ay ku beegantay awgeed 2) Waa Caawin lagu Caawinayo Cibaadada Kuwii Cibaadaysanayay ee Soomka iyo Salaada u taagnaa 3) Maadaama ay tahay Bisha Ramadaan mid illaahay Adoomadiisa u naxariisanayo oo Naarta ka xoraynayo in badan , adiguna waa inaad u Naxariisato adoomadiisa si uu kuugu Naxariisto 4)Sadaqada iyo Soomka oo israacaana waxay ka mid yihiin waxyaabaha Janada Adoonka u waajibiya ( Jamciyadda
Wednesday, June 7, 2017
Subscribe to:
Posts (Atom)
home
taariikhda magaalada boosaaso
Boosaaso ( Af-Carabi : بوصاصو ; Af-Ingiriis : Bosaso ; sidoo kale loo yaqaano Bandarqasin ) waa magalo ka mid ah magaalooyinka ugu ...

Popular Posts
-
Boosaaso ( Af-Carabi : بوصاصو ; Af-Ingiriis : Bosaso ; sidoo kale loo yaqaano Bandarqasin ) waa magalo ka mid ah magaalooyinka ugu ...
-
JIDA(CYN)Wararka aanu ka helayno warbahinta Dalka Sacuudiga ayaa sheegaysa inay mid ka mid ah xujeda calooshiisa ka heleen maqas. kaas o...
-
Waa Kuma Dr: Zakir Naik . "Waxay i yaadhaah daan waxaad tay wahabi, Se ma, oga in Alle " swc " Magacyadiisa (...